Wararka Halgan Media kaso gaadhay gudaha Ogadenia gar ahaan magalaada Goday ee gobolka Shabelle ayaa sheegaya in maleeyshiyaadka Liyuu Boliska 8 ruux kuxidheen magalaada Goday iyo kadib xabsiga utaxabeen.

Dadkan shacabka la xidh xidhay ayaa helay qaar kamida magacyadooda, waxaana kamid ah.

  • Qasim Axmed

Xadhiga baahsan ee loo gaysanayo shacabka oo marba marka ka danbeysa uu sii xoojinayo cunaqabateynta dhinaca cunada iyo isku socodka shacabka Somalida Ogadeniya.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.