Wararka nagasoo gaadhaya Ogadenia gar ahaan gobolka Libaan ayaa sheegaya in maleeyshiyaadka Liyuu Bolis muwaadin Ree Ogadenia ee kudileen tuulada Haysufti oo katirsan degmada Dhaga Suufti.

Muwaadinka laa dilay oo lagu magacaabo Bilow Cabdi Ahmed, ayay maleeyshiyaadka Liyuu Bolis si arxan dara ah udileen. Kooxda gumeysiga ku shaqayste ee maleeyshiyaadka Liyuu Bolis ayaa wada gumaad kadhana shacabka Soomaalida Ogadenia.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.