Wararka nagasoo soo gadhaay gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Qoraxay ayaa sheegaya inay maleeyshiyaadka Liyuu Booliska gabadh dhalinyaro sii xun ku jirdileen magalaada Qabridahare.

Ubax Cilmooge Maxamed waxaay ahayd dadka kamid oo gudaha Ogadenia ku labtay kadib markii oo heshishikii dhexmaray ururka gobaniimo donka ONLF iyo xukuumada Itoobiya.

Ubah oo gaadhi saraan oo dhexmarayo magalaada Qabridahare ayey maleeyshiyaadka Liyuu Booliska babuurka kala degen iyo xaruun ciidan utaxabeen ayada oo waxba galabsanin. Kadib markii ay maleeyshiyaadka Liyuu Booliska xaruunta ciidanka utaxabeen Ubax Maxamed ayey sii naxariis la’an u jirdileen. Imiika Ubax Maxamed waxaa lagu haaya isbitaalka magalaada Qabridahare.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.