Wararka nagasoo garaaya gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Fafaan ayaa sheegaya in maleeyshiyaadka Oromada iyo shacabkooda oo iskashanaaya ay hal mar weraar kuso qadeen sedax tuulo oo kamid degmada Tuuliguleed

Goobjog kusugan gobta oo dagaalka ka qarxay ayaa idacaada Halgan Media u xagijiyay in Qabaleeyada kala ah CEELAXMAAR, SHIIL CASLAY iyo DUDAJIRMO oo katirsan Tuuliguleed la weraaray. Kadib markii ay maleeyshiyaadka Oromada weraar kuso qadaan shacabka Somalida oo waxba galabsaniin, dadka Somalida kusugaan gobta waay iska ceeliyan maleeyshiyaadka Oromada.

Udhambayaan waxaa dagaalka ku dhawacmay laba wiil oo Somali dhanka kale waxaa ku dhintay 3 ruux katirsan maleeyshiyaadka Oromada. Sidoo kale waxa maleeyshiyaadka oromada laga qabsatay sedax qori ay katageen markii laga awood badnaaday.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.