Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Nogob ayaa sheegaya in maleeyshiyaadka Oromada ay shacab Somali kuxasuuqeen tuulada Salaxaad.

Wariyaal kusugaan gobolka Nogob ayaa idacaada Halgan Media u xaqijiyay inay maleeyshiyaadka Oromada soo weeraren tuulada Salaxaad iyo kuxasuuqeen 5 qof oo ku jira wadaad loo yaqaano Sheekh Ahmed Cabdi Isse.

Malmahaan udhambayay waxa soo bataay dagaalada kasocdo xaduuda udheexeyo Ogadenia iyo gobolka Oromada kadib markii ay Oromada isir begsi ka dhan ah Shacabka Somalida kudhaqaan xaduudaha.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.