Wararka nagasoo garaaya gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Fafaan ayaa sheegaya in maleeyshiyaadka Oromada iyo ciidamada gumaysiga itoobiya shacab Somali Kuxasuuqeen qabaalaha oo kamid degmada Tuuliguleed

Goobjog kusugan gobta oo dagaalka ka dhacay ayaa idacaada Halgan Media usheegay in Qabaleeyada kala ah Tiiro, Geelaa, Sheekmadow, iyo Sariir Garaad oo katirsan Tuuliguleed la weraaray. Waxaana weerarka soo qaaday maleeyshiyaadka Oromada iyo ciidamada gumaysiga itoobiya oo ka soo jeedo qomiyada Oromada oo iskaashanaya.

Ugu yaraan 11 qof ayaa la dilay iyo 5 kale ayaa dhawaac garaay. Weerarka maanta logu soo qadaay Tuuliguleed wuxu ahay mid xoggan oo dhamaan la maqlaay degmada Tuuliguleed iyo qabalaha udhow. ila hada xukuumada Abiy Ahmed kama hadlin xasuuqda bahsaan ay maleeyshiyaadka Oromada kuhayaan shacabka Somalida Ogadenia oo ku dhaqaan xaduudka udheexyo Ogadenia iyo ismamuulka Oromada.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.