Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia ayaa sheegaya inuu dagaal culus galabti ka qarxay gobolka Fafaan gar ahaan qabalaha Geele. Sheekhmadow, Sandacaare, Dhulowlay, Uswayne, Hoosale, Dharcaasaye, Aebeebo oo katirsan degmada Tuliguuleed.

Wariyaal kusugan degmada Tuuliguleed ayaa idacaada Halgan Media uu xaqiijiy inay maleeyshiyaadka Oromada gubeen guryo badaan iyo dhawaceen sedax wil oo Somali ah kadib markii ay soo weeraren shacabka Somalida oo waxba galabsanin.

Halgan Media waxaay heshay magacyaada oo gar kamid wiilasha lagu dhawacaay dagaalka ka dhacay degmada Tuliguuleed iyo waxaana kamid ah

– Maxamed Ayub

– Cabdiwasaac Maxamed

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.