Wararka nagasoo gaadhaya gobolka Fafaan gar ahaan degmada Tuliguuleed ayaa sheegaya in xoolo badan ay maleeyshiyaadka Oromada kadheceen shacabka kunool tuulada Gabagabo oo 15km ujirta degmad Tuliguuleed.

25 Neef isugu jiro Geel iyo Lo ayay maleeyshiyaadka Oromada dheceen, waxaana degmada kataagan cabsi wayn. Sidoo kale boqolaal maleeyshiyaad Oromo ayaa tuulada Gabagabo dul joogo, waxaana laga yaaba inay maleeyshiyaadka Oromada mar kale weraar kuso qadaan.

Maleeshiyaad hubaysan oo Oromo ayaa gumaad xoogan kuhayo shacabka somaliyeed ee xaduudka kunool. Maleeyshiyaadka oramada ayaa sidoo kale sii hurin haya colaada labada shacab.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.