Wararka nagasoo gadhaay dalka Ogadenia gar ahaan gobolka Fafaan ayaa sheegayo inay maleeyshiyaad Oromo weraar kuso qadeen degmada Jinicsani iyo afar ruux oo Somali kudileen.

Xogta aan helnay wuxuu sheegaya maleeyshiyaad Oromo oo aad uhubaysan ayaa aroortii weraar culus kuso qadeen degmada Jinicsani iyo afar ruux oo Somali kudileen. Labada kamid ladilay waa walaalo. Waxaan helay magacyaada dadka la dilay iyo waxa kamid ah.

  • Yusuf Ahmed Ismacil
  • Maxamed Ahmed Ismacil
  • Xassan Mumiin Ahmed
  • Ismacil Yusuf

Xasuuqda baahsan ay marwalba maleeyshiyaadka Oromada kuhayaan shacabka Somaliyeed ayaa sii kordhay malmahaan. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.