Wararka nagasoo garaay gobolka Erer ayaa sheegay in maleeyshiyaadka Oromada sakaay weeraren degmada Qubbi ee gobolkaasi.

Dagaalkan ayaa bilowday kadib markii maleeyshiyaadka Oromada soo duldegeen degmada Qubbi, kadib weerar culus ay la beegsadeen degmada Qubbi. Ilo wareedyo ku sugan degmada Qubbi ayaa sheegay in ugu yaraan hal Qof oo Somali ah ku dhintaay weerarka.

Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay mas’uuliyiinta maamulka Erar oo ku aadan weerarkaasi. Dadka degaanka ayaa sheegay in ay weli cabsi ay ka qabaan in markale dagaal uu ka dhaco halkaasi, maadaama weli  ay maleeyshiyaadka Oromada dhaq dhaqaaqyo ka wadan duleedka degmada Qubbi.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.