Wararka nagasoo gadhaay gobolka Doolo ayaa sheegay in Maamulka Degmada Gallaadi Ayaa Garawsiiyo Ka Bixiyey In Wax Laga Badalo Hab Dhaqanka Madax Xafiisadada Ee Ku Wajahan Shaqaalaha Rayidka Ee Degmada Ka Hawlgala.

Kaabineega Degmada Oo Yeeshay Qiimeyn Hor Dhac U Ah Tan Gobolka Ayaa Si Adag Isu Dul Taagey Dhaliilaha Ka Jiraha Xafiisyada Cafimaadka,Waxbarashada,Biyaha Iyo Dakhliga.

Dhanka Kale Qiimeynta Hal Xafiis Mahane Inta Kale Aya Ka Hoos Marey Natiijada B ee Qiimeynta Taas oo Muujin Karta Inay Hooseyso Natiijada Waxqabadka Gudaha.

Gabagabadii Shirka Ayaa lagu Go’aamiyey In Madax Xafiiseedadu Ay Badalaan Hab dhaqanka Shaqaalaha Ay Kula Dhaqmaan Ixtiraam, Wanaag Iyo Shaqaalaha Shaqada Loo Fasaxo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.