Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Dollo ayaa sheegaya inuu cuunta iyo daawa la’aan ka jirto degmada Yucub.

Sida goob joogayaal kusugan degmada Yucub u xaqiijiyay idacaada Halgan Media, waxaa shacabka haayo dhibaato aad uweyn kusabsan cuuntada, biyaha iyo dawaa la’aanta lakiin waxa kasi darran inay jiriin mamuul masa hayaad oo dadkan caawi kaaro

Waxaa guud ahaan dhulka Ogadenia kajira dhibaato xog leh, hase yeeshee Gobolka Dollo ayaa ah ka ugu daran, dhinaca kale muda dheer waxaa wadanka Ogadenia saaraa cunaqabatayn dhinaca ganacsiga iyo safarada ah waxaana wadanka laga joojiyay dhamaan xidhiidhkii uu lalahaa wadanka dariska ah ee Soomaaliya.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.