Wararka nagasoo magalaada Bahar Dar ee xaruunta Ismaamulka Axmaraada ayaa sheegay in xabsiga kamid kutallo gobolka Gonder lagasiidaayay 4,280 maxabiis, kuwaas oo eedeymo kula duwan u xirnay siidi ay sheegan warbahiinta FANA oo kuhadasha Afka dowlada Itoobiya.

Maxabiistan oo maanta lagasiidaayay xabsiga kadib markii ay Ismaamulka Axmaraada darremen cadaadis siyaaaaded siidi ay sheegan Qar kamid dadka oo Falanqyo siyaasada Gumaysiga Itoobiya.

Gud ahaan xalaada Gumaysiga Itoobiya ayaa aad u cakiraan. Isku dhacayo iyo degnaasho la’an ayaa ka jirto dalka iyo waxaay u badan tahay inay xalada faraha kasii bahdo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.