Dilka Muwaadinka Soomaaliyeed ayaa xalay waxa uu ka dhacay Xaafad ka tirsan Magalada Toronta ee dalka Canada,waxaana la sheegay in dilkiisa tooreey loo adeegsaday.

Wiilka la dilay ayaa lagu magacaabijiray Kaafi Bashiir Bahweyn oo da’diisa lagu sheegay 30 jir waxaana toorrey ku dilay dhallinyaro kale oo la sheegay in ay iyaguna ahaayeen Soomaali.

Dalka Canada waxaa kunool Soomaali aad u badan, waxaa billihii dambe aad u sii batay dilalka loo geysto dhalinyarada Soomaalida.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media