Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa waxaa ay Gudaha dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa Soomaalida ku ganacsada dalkaas, xilli uu ku jiray howshiisa caadiga ah ee Shaqo.

Kooxda ayaa weerartay muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi jiray Cabdifitaax Aweys Axmed, isaga oo ku sugnaa meel aan ka fogeen Goobtiisa Shaqada oo ku taalla tuulo hoostagta Magalada Cape town.

Koxdii burcada aheyd ee dilka geystaay ayaa gobta isaga baxsaday, kadibna waxaa goobta gadhaay Booliska Koonfur Afrika ayaa gaaray goobta lagu dilay labada nin, waxa ayna wadaan baaritaan ku aadan dilka.

dalka Koonfur Afrika, waxaa sanadkasta kororta dilalka loo gaysto muwadiniinta Soomaaliyeed ee ku ganacsatada tuulooyinka dalka Koonfur Afrika,waxaana jirin cid ka hadasha dilalkaas.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.