Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalka Koonfur Afrika.

Allaha u Naxariisto Meydka Wiil Somali ah ayaa laga helay deegaan duleedka ka ah Magaalada Port Elizabeth ee dalka South Africa

Marxuumka Ayaa la ogeyn Sababta dhabta ah ee Ka danbaysay dilkiisa Balse goobjoogayaal ku sugan Goobta waxa ay ii sheegeen in lagu dilay xarig.

Wararka qaar ayaa sheegay Wiilka Soomaaliga ee dhintay uu la shaqeynayay Dad South Africa ah.

Halgan Media.