Wararka nagasoo gadhaya gobolka doolo ayaa sheegaya in odayaal iskood isu abaabulay rabana inay xal uhelaan colaada ka jirto degaanka ismooday oo udhaxaysa laba beelod ayaa kusii jeeda magalada Qabridahare ee xarunta gobalka Qorahay.

Xiisad Beeleedkaasi ayaa waxaa saameyn ba’an  ku yeesheen qeybaha Bulshada deegaanadaasi iyadoo  uu gullaaftay dad badan.

Colaadan oo in muda ahba socotay Laguna waayay Naf iyo maalba ayaa hada waxaa guntiga uxidhay odayaal dhaqameedka gobolka Doolo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.