Jabhada ONLF ayaa maanta eedeymo culus u jeediyay mamuulka Mustafa Cagjar qoorala ay kuso qooren baarta Twitter.

ONLF ayaa sheegtay Maleeyshiyaad ka amar qaato Mamuulka Jigjiga ayaa kuso dulaay xafiiskooda ku yaalo tuulada Buundada oo katirsan gobolka Qorahay, kadibna isku deeyay inuu calaanka xafiskooda dejiyo.

Jabhada ayaa kadib sheegtay in dadka ku dhaqaan tuulada Buundada ay banaanka uso baxeen siidi ay difacaan xafiiskooda, waxaana ONLF sii sheegen inuu Mustafa Cagjar isku deyaayo inuu Ogadeniya dagaal mar kale ka qarxo madaam u degaanka tageero ka lahayn.

Siido kale onlf ayaa sii ka codsaday inay Dowlada Federalka wax qabtan mamuulka Somalida siida ay wararka u dhigeen baarta Twitter.

Hoos ka araga Qooralada ONLF.