Ururka ONLF ayaa war kasoo saaray xasuuqda ay maleeyshiyaadka Oromada kuhayaan shacabka Somalida Ogadenia.

Bayaan kasoo baxay ururka ONLF ayaa lagu sheegay iney aad uga xun yihiin dagaalladan, islamarkaana ka ONLF ahaan ay dalbanayaan in shacabka Labada dhinac lasoo kala dhexgalo.

In ka badan 50 qof ayaa ku geeriyootey xasuuqdii ay maleeyshiyaadka Oromada kawadaan Ogadenia gar ahaan magalaada Moyale iyo degaanada kale udhow.

Kumanaan ayaa barakacay kadib markii ay maleeyshiyaadka Oromada kuso duleen dalka Ogadenia iyo xasuuq bahsaan ugaysteen shacabka Somaliyeed oo waxba galabsaniin.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.