War kasoo baxaay ururka OPDO ayaa sheegaya inay diiden Qorshaga Mamuulka magalaada Addis Ababa kusabsan in 51,000 Guryo la soo Dejiyo dadka kasoo jeedo Qomiyada Axmaraada.

Xukuumada Oromada loo yaqaano OPDO ayaa Go’aankan qaadatay kadib markii ay cadaadis xoogan kadaremeen shacabka Oromada oo Qorshadan ku hor jeedo.

Dagaal qarsoon ayaa  kasocdo magalaada Addis Ababa, u dhexeeya qowmiyadaha Amxaarada iyo Oromada.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.