Waxaa qalalaaso xoogan ka socdaan meelo kamida magaalada Diridhabo oo katirsan gobolka Shiniile ee galbeedka Ogadenia.

Diridhaba ayaa waxaa ka socda dagaalo u dhaxeeya shacabka Somalida iyo Oromada oo sii sharci darro ku degan magalaada Diridhaba, waxaana dadku ku hubaysan yihiin baangado iyo budhadh.

Shacabka soomaalida ee ku dhaqan magaalada Diridhaba gar ahaan Xafaada Malku Jabtu ayaa waxay la kulmeen weeraro kaga imaanaya dadka Oromada oo sii sharci darro ku joogo magalaada Somaliyeed ee Diridhaba.

Xaalada magaalada ayaa aad u kacsan waxaana dhawaac gadhaay weli Somali la yidho Maydhane Ahmed.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.