Gobolka Shabeele wuxuu ka kooban yahay 10 degmo xarun tiisuna waa magalada Godey.

Gobolka Shabeele wuxuu caan ku yahay dhulbeered aad ubaxad wayn iyo wabiga shabeele oo aan biyihiisu istaagin (Go’in)

10ka degmo marki laga reebo degmada xarunta gobolka oo ah degmada Godey waxay magalada ka kala xigaan

Galbeedka woqooyi waxaa jira 3degmo oo kala ah Beercaano, Abaaqarow iyo Imey Bari.

Koonfur ilaa koonfur bari waxaa xiga 4 degmo oo kala ah Cadaadle, Qalaafo, Mustaxiil iyo Feerfeer.

Dhanka waqooyi waxaa xiga 1 degmo oo ah Dhanaan.

Bariga waxaa xiga 1 degmo oo ah Elale

W/Q : Bishar Cabdulaahi.