Wararka nagasoo gadhaay degmada Tuliguuleed ee gobolka Fafaan ayaa sheegay in 100 Qoys oo Barakacyal ayaa dib ugu labtay tuulada Walgo oo 20 kilometer ugu jiro degmada Tuliguuleed siidi ay sheegan Qar kamid dadka degaanka.

Tuulada Walgo oo udhow degmada Tuliguuleed ayaa waxaa kulaabtay ila 100 Qoys, waayo dadkii daganaa tuulada Walgo ayaa horay ugu barakeceen, maadaama ay maleeyshiyaadka Oromada weerar iyo  xasuuq kuhayaan shacabka kudhaqaan tuulada Walgo oo kuyalla xaduudka Ogadenia iyo Gobolka Oromada.

Dhowr kun ayaa ka barakac tuuloyinka udhow degmada Tuliguuleed 4tii sano u dambayaay kadib markii ay maleeyshiyaadka Oromada bilabeen isir sifeen iyo inay xasuuq bahsaan u gaystaan shacabka Somalida kunool xaduudaha.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.