Wararka naga soo gadhaya gudaha Itoobiya ayaa sheegaya inay ciidamada Amaamka xidheen sarkaal sare katirsan Jabhada OLF, waxaana la sheegay in sarkaalka lagu xidhay degaanka Bale Robe ee bariga Ismaamulka Oromiya.
Siida aan xogta ku helnay sarkaalka waxa la magacaaba Dachas Roba, wuxuuna ahay wakiilka OLF u qabilsan degaanka Bale Roble, waxaana la sheegay inay ciidamada amaanka xidheen xili u xafiiskiisa ku jiray.
Weli lama ogow sababta loo xidhay masuulka Lakiin waxaa cadaatay inay xukuumada Abiy Ahmed biloowday inay abuudiso mucaraadka siidi Jabhada OLF.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.