Wararka nagaa soo garaaya gudaha Itoobiya ayaa sheegaya in sedax qof kale laga helay cudurka halista badan loo yaqaano Coronavirus.

Wasaarada caafimadka ee dowlada federalka Itoobiya ayaa laba kamid sedaxda qof maanta laga helay cudurka Coronavirus ay yihiin dad dibaada ka yimid iyo kan kale u yahaay shaksi degan magalaada Awi oo katirsan Ismaamulka Axmaraada.

Siida la ogahay ugu yaraan 55 qof ayaa cudurka Coronavirus ku dhacay gudaha Itoobiya, wuxuuna cudurka sababay in dalka laga soo rogo xukun deg deg ah.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.