Waraka nagasoo gaadhaya magalaada Fiiq ee xaruunta gobolka Nogob ayaa sheegaya ciidamada itoobiyanka inay dad shacaba oo xalay guryahooda kala baxeen, kuwaasoo lageeyay xabsiga magalaada Fiiq.

Naasir Cali Axmed iyo Siyaad Sheekh Axmed ayaa xalay saqdhexe guryahooda lagala baxay, lamana oga waxa loohaysto ilaa hada.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.