Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Nogob ayaa sheegaya in xoolo badan ay maleeyshiyaadka Oromada kadheceen shacabka Somaliyeed kunool degmada Mayu’muluqo
90 geel iyo adhi tiro badan ayay maleeyshiyaadka Oromada dheceen, waxaana degmada kataagan cabsi wayn. Sidoo kale boqolaal maleeyshiyaad Oromo ayaa degmada Mayu’muluqo dul joogo, waxaana laga yaaba inay maleeyshiyaadka Oromada weraar kuso qadaan.
Maleeshiyaad hubaysan oo Oromo ayaa gumaad xoogan kuhayo shacabka somaliyeed ee xaduudka kunool. Maleeyshiyaadka oramada ayaa sidoo kale sii hurin haya colaada labada shacab.
Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.