Warar ka imanaya degmada Shilaabo ayaa sheegaya in shil gaadhi ka dhacay inta udhaxaysa degmada Shilaabo iyo tuulada Qarsoodi.

Shilkan ayaa lasoo shegayaa in ay dad ku dhinteen, gaadhaya 3 qof halka uu jiro dhaawac dheeriya

Allaha unaxaristo inti ku dhimatay shilka inta dhawacaana allaha ubooga dhayo inta dhimatay ehelki iyo qaraabasi ay kabaxeen samir iyo iimaan allaha kasiiyo.

Hoos ka daawo Sawiirada.

Halgan media