Shir balaadhan oo lagaga hadlayo colaada u dhaxeeysa labo beelo kudhaqaan degmada Neef Kuceeshe ayaa Kasocda magalaada Wardheer ee xaruunta gobolka Doolo.

Kulankan oo magalaada Wardheer ka furmay maalinnimadii shalay oo isniin  ahayd ayaa lagu wada hadashiinayaa Odayaasha Soomaalida oo mudo dheer kudagaalamayay degmada Neef-kuceeshe oo katirsan magalaada Lahelow ee gobolka Doolo.

Ilo wareedyo kusugan magaalada Wardheer ayaa sheegaya in uu jiro is af garad wayn oo laga gaadhay colaadii gacan kusamayska ahayd, taas oo lagu dhibaateeyay dad badan oo Shacab oo aan waxba galabsanin.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.