Waxaa maanta magaalada Adis ababa ee Dalka Itoobiya lagu wadaa inuu ka furmo shirka shirka  Heer Wasiiro ah oo ku midoobay urur Gobaleedka IGAD.

Shirka ayaa  waxaana looga hadlayaa xaalada amaan iyo is bedelada ka jira wadamada Geeska Afrika.

Soomaaliya ayaa waxaa shirka ugu qeyb galaya Wasiirka Arimaha dibada Soomaaliya Ambaasatoor Axmed Ciise Cawad.

Wdamada Geeska Afrika ayaa hada waxaa ka soconaya horumar weyn, kaasi oo ku aadan in heshiisyo dhowr ah ay kala Saxiixdeen Dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.