Ugu yaraan 17 Tahribiyaal ayaa ku dhintay duqeyn ay Xulifadafa Sacuudiga iyo Imaraadka ka geysteen gobolka Saada ee Waqooyiga dalka Yemen siidi ay sheegtay Wakalada wararka ee AFP.

Qaramada Midobe ayaa xaqijiyay dadka tahribiyaalka oo lagu dilay duqeeynta in 12 kamid 17ka ay yihiin Itoobiyan siidi kale Qaramida Midobe waxaa Xaluufadaha Sacuudiga iyo Imaraadka ku eedeyeen inay sii kas u begsadeen dad rayid oo aan waxba galabsaniin madaam u duqeynta ka dhacay suuq ku yallo degaanka Al  Raqw.

Degaanka Al Raqw iyo gud ahaan waqooyiga dalka Yemen waxaa gacaanta ku haayo Jabhada Xuutiyiinta oo dagaal fool ka fool kula jira Dowlada Yemen iyo Xaluufada Sacuudiga iyo Imaraadka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.