Ururka la yidha Committe Protecting Journalists (CPJ) aya ka codsaday Dawlada Ethiopia inay baaritaan kusamayso sida wararka lagu shegay dilka Nin darawal oo magaciisa la yirahdo Suleiman Mohamed, oo kaso jeeda Gobalka Ogaden, kaas oo gaariga uwadi jiray DirDhaba Mass Media.

Warbixinta sida ay tilmamayso Duulankan lagu qaday Ninka Somaliyeed wuxu dhacay 13 July iyaga oo usi socda Dhanka iyo Adis Ababa waxayna Raben inay ka Qayb galaan sodhawaynta Madaxwaynaha Eritrea Isaias Afeworki. Darawalka wuxu dhintay maalo kadib markii uu inbadan Coma kujiray.

Dadkii lasocday waxa lagu joojiyey laguna weeraray meel udhow xuduuda magalada Ma’aayso ee galbka Shiniile (Ogaden). Waxa kamid aha dadka lasocday Xubinka Dhanka wax soo saarka uxil sarnaa Amero Tesfaye, Cameraman ka Amin Sherif, Soo saaraha Bifu Yusuf iyo Muse Omar, iyo Darawalka Suleiman.

Warbixinta sida lagu qoray iyo dadka udhowa waxay leyihin inay arintaas kala Hadleen CPJ iyo waxa ka imaan Kara oo ay kamid tahay cabsi iyo wixi lamid ah.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.