Wararka nagasoo gadhaay gudaha Itoobiya ayaa sheegaya in dowlada federalka 1,000 maxabiis kasoo deynayo xabsiyaal kula duwaan oo ku yalla gudaha Itoobiya

Kalite, Ziway, Shewa ayaa kamid Xabsiyada dadka laga sii deynayo siidi ay sheegan idacaada FANA oo Ku hadasho Afka dowlada Itoobiya.

Dhinaca kale Ismaamulka Axmaraada ayaa sheegtay in ay sii dayeen 4,329 maxabus oo ay ku jiran 90 haween

Sidoo kale Ismaamulka Shucuubta Koonfureed ayaa sheegtay in ay xabsiga kasi daynayaan 2,366 Maxabuus.

Dhamaan dadkan waxa la sii dayna 12 ka biisha September siidi ay sheegan idacaada FANA.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.