War gor dhow naso garaay ayaa sheegaya inay Dowlada Itoobiya ay dalka xukuun deg deg kuso roogtay siida ay sheegan idacaada FANA oo ku hadasho afka Dowlada Itoobiya.

Xukuunka deg deg ah waxa u sabab u ah cudurka Coronavirus siida ay wararka u dhigeen idacaada FANA.

Xukunka deg deg ah laga soo roogay dalka wuxuu imaana asbuc iyo bar kadib markii doorashada dalka dib loo dhiigay Coronavirus darteed. Dad badan oo falaanqayo siyaasada Itoobiya ayaa sheegaya inay xukuumada Abiy Ahmed siyasadaayaan cudurka Coronavirus siidi ay dhantiisa ka gaaro.

Wixi kasoo kordha kala soo Halgan Media