Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Shiniile ayaa sheegaya in wafti heer saare ah oo kasocdo Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa gadhay magalaada Dirdaba.

Bulshada Soomaaliyeed ee magaalada Diridhaba ku sugan qaybaheeda kala diwan ayaa si sharaf leh wafdiga u soo dhaweeyay. wefdigu gobolka Shiniile inta ay ku suganyihiin waxay la kulmi doonaan qaybaha bulshada.

Waxaa gagida diyaaradaha ee magaalada Dirdaba si maamuus leh ugu soo dhaweeyay shacab ay ka muuqato farxad iyo shucuur aad u saraysa. Warkah iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.