Raisal Wasaraha Itoobiya aya Casuumad rasmi aha kutagaya dalka China halkaas oo uu kaga qayb galayo Shirka Xoojinta Iskaashiga China iyo Wadamada Africa.

Abiy Ahmed aya Hada kusugan magalada Beijing isaga iyo Madaxda dalalka kale ee Africa kuwaas oo kawada shaqayn doona siday uxoojin lahayeen iska shiga, Hormarinta iyo dhanka dhaqaalaha ka dhaxaysa Qaarada Africa iyo Wadanka China.

Abiy Ahmed kulankiisi igu dambayay oo la kulmay shinaha waxaay kusaabsaned heshiiskii Shidaalka ee ay soo saaraysay Shirkada POLY-GCL shidaalkas oo laga helay gobalka Ogadenia.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.