Laamaha amaanka ee Gobalka Tigrey ga aya shegay in 200 oo Qof lagu kala xiray Raya, Waja iyo Raya Qobo. Waxa lagu xiray ayaan ilaa Hada la ogayn, sida aan kaso xiganay warar lagu kalsoon yahay.

90 kamid ah maxabista aya waxa lagu xiray xabsiga loo yaqano Maichew. Axadii laso dhafay Rabshado ka dhacay darteed ayey Ciidamada Tigreega ay Magalada Alamata 5 Qof kudileen.

Baryahan ba waxa socda qalalaase iyo rabshado ka dhashay Qomiyada Amxarada ee dagta Gobalka Tigreega. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.