Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya gar ahaan ismamuulka Oromada ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday degmada Ambo.

Weerarkan oo loo adeegsaday Bam gacmeed ayaa la sheegay in lagu qaaday goob kasocday banaanbaxyo lagu tageeraya  Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed.

Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkaasi waxa ku dhawaacmay 29 qof sida ay Halgan Media u xaqiijiyeen Goobjoogayaal.

Gabi ahaanba xaalada Gumaystaha Itoobiya ayaa meel xun maraysa waxaana Ismaamulka Oromada laga dareemayaa kalacarar iyo cabsi xoog leh.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.