Dowlada Mascar ayaa Itoobiya ku eedeysay inay sii kas ah diib uu dhigeeyso in la xaliyo muraanka ka tagaan dacwaada webiga Nile.

Eedeynta ay soo jeediysay Dowlada Masar ayaa imaanayo kadib markii ay Dowlada Itoobiya diiday heshiish ay Dowlada Maraykaan dejiysay u dhaxeeya labada dhinac oo muraansan oo Kala ah Itoobiya iyo Masar.

Dowlada Masar ayaa sheegtay in wadahalka u dhaxeeyo labada dal u socda 5 sano, waxaayna sheegen inay Dowlada Itoobiya marwalba caqaad ku tahaay in la hal laga gaaro taas, ee Masar ku sheegtay inay mar dambe ogalaan doonin.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.