Jabhada Xutiyiinta ayaa la wareetay magalaada Al-Hazm ee xaruunta gobolka Al Jawf, kadib dagaalo foolka fool dhex maray ayaga iyo ciidamo u dacaad Dowlada Yemen oo tabacsan Xuluufada Sacuudiga iyo imaraadka.

Dagaalka ayaa la sheegay inuu dhowr malin socdo, wuxuuna dagaalkas sababay Khasaaro aad u badan u dhaxeeyo labada dhinac lakiin u Jabhada Xutiiyiinta ayaa la sheegay inay magalaada Al Hazm iyo gud ahan gobolka Al Jawf gacaanta ku dhigeen.

Dhinaca kale waxaa la sheegay in Diyaraadaha dagaalka ay leyihiin Dowlada Sacuudiga duqeymo ka fuliyeen magalaada Al Hazm kadib markii ay Jabhada Xutiyiinta magalaada la wareegen.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.