Wefti ka socda dowladda Itoobiya ayaa gaaray dalka Jabuuti, waxayna wasiirka arimaha dibedda ee dalka Jabuuti ay kala hadleen xaaladaha Oromada ah ee halkaa ku nool iyo sidii loo sugi lahaa ammaankooda.

Arrintan ayaa kusoo beegmaysa ka dib markii dhawaan rabshadihii ka dhacay gudaha Ogadenia gar ahaan magalada Dhirdaba ay ku dhinteen dad Somali kaso jeedo dalak Jabuuti, taasoo dhalisay cabsi ah in aargoorsi lagula kaco dadka Oromada ah ee ku sugan waddanka Jabuuti.

ila hada dowlada itoobiya maka hadlin xasuuqda loo gaystay shcabka Somaliyeed lagu dilay magalada Dhirdaba iyo hantiida la boobo. Waxaay muqaata in dowlada itooboya ay ilaalinayan shacabka Oromada melwalba dunida kunool lakiin ka amuusayaan xasuuqda ay Oromada kawadaan gudaha Ogadenia.

Warkan iyo wixi kaso kordho kalasoco Halgan Media.