Wariye oo kasoo jeedo Qomiyada Axmaraada oo katirsan wakaalada wararka ee Mareja Media ayaa maanta lagu afduubay duleedka magalaada Addis Ababa gar ahaan degmada Leftago.
Wakaalada waraarka ee Mareja Media ayaa sheegen in Wariyaha la afduubay ayaa u boqdaay degmada Leftago siidi ay wareeystan dadka rayidka ay dowlada itoobiya ka barakiciyeen dhulkooda kadib koox hubaysan ayaa jidka u galeen iyo babuur ku afdubeen wariyaha.
Sidoo kale Wakaalada Mareja Media ayaa sii sheegen ilaa hada lama ogow meesha oo ku sugan yahay waryaha la afduubay iyo xitta lama ogow hadi oo weli nool yahaay.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.