Guled Farah oo 19 jir ahaa ayaa lagu dilay magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska,

Dilka Guled waxaa geystay niman Gaangiistarro ah oo adeegsanayay bistoolad, waxaana ay weerar ku qaadeen goobtii uu ku sugnaa Guled.

Guled ayaa ku geeriyooday Isbitaalka kaddib dhaawacyo culus oo ka soo gaaray weerarka ay ku qaadeen kooxda hubeeysan. Guled waa Qofkii 108-aad ee sanadkan London kaliya loogu dilo.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.