Wararka aan kahelayno dalka Ogadenia gar ahaan magalaada Dhirdaba ee gobolka Shiniile ayaa sheegaya in ay xafadaha kusoo labanayaan dadki Somaliyeed ee horay uga barakacay.
Dadka Somaliyeed ayaa horay guryahooda uga qaxay kadib marki ay maleeyshiyaadka Oromada weraar kusoo qadeen Somalida kunool magalaada Dhirdaba. Xafada sheekh abib ayaa kamid xafadaha ee Somalida kuso labteen.
Magalaada Dhirdaba waxaay kasocday xasuuq bahsaan kadib markii ay Oromada weraar iyo dil ugaysteen shacabka Somaliyeed oo waxba galabsaniin. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.