Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Shiniile ayaa waxay sheegaya inuu sakaay banaanbaxyo waweyn ka bilabaay degmada Hagadhaale oo lagu diidanaa xasuuqda iyo dhul balaarsiga ay maleeyshiyaadka Oromada ka wadaan xaduudka udheexyo Ogadenia iyo ismamuulka Oromada.

Boqolaal shacab ay ka qayb qateen mudahaaradka lagu hor jeedo Raysal Wasaraha ku sheega Abiy Ahmed iyo ururka OPDO oo gacanta kuhaayo gumaysiga itoobiya oo gadaal ka rixayaan xasuuqda lagu haayo shacabka Somalida oo waxba galabsanin.

Biishi udhambayay dagaalada kasocdo xadka udheexyo Ogadenia iyo Ismamuulka Oromada ayaa sii kordhay kadib markii ay maleeyshiyaadka Oromada bilabeen inay xasuuqaan iyo barakiciyaan shacabka Somalida.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.