Wararka nagasoo magalaada Hawassa ee koonfurta Itoobiya ayaa sheegaya inuu banaanbaxyo xoogan kasocdo magalaada. Dhaq-dhqaaqa Xoreynta Sidamo (Sidama National Liberation Front) iyo Shacabka iskashanayo ayaa ababuuleen banaanbaxyo oo ka horjeedo Ismaamulka shucuubta Koonfured.

Shacabka Sidamada ayaa raabo inay mamuul Goni dhistaan. Ismaamulka Shucuubta Koonfured iyo dowlada Federalka ayaa ariintan aad ku horjeedo. Dowlada federalka ayaa ka baqaayso hadi Qomiyada Sidama la Aqbaalo inay samaystaan mamuul Goni, waxaa dhici kaarto in Qomiyadaha kale katirsan Ismaamulka shucuubta Koonfured inay tilaabo la mid Sidamada inay ku dhawaqaan.

Sikastaba ha ahaatee mudaharaadka kasocdo magalaada Hawassa ayaa laga yaabaa in uu noqdo mid ay dadwaynuhu dibada isugu soobaxaan iyagoo burburin doona goobaha ay leyihiin Ismaamulka shucuubta Koonfured siidi ay sheegan Qar kamid warbahiinta ee ka hawlgallo gudaha wadanka Itoobiya.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.