Xiisad dagaal oo u dhexeysa laba Maleeshiyo Beleed ayaa maanta ay ka taagan degmada Galaadi  ee gobolka Doolo.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Halgan Media ayaa sheegay in saacadihii la soo dhaafay Maleeshiyaad fara badan ay buux dhaafiyeen gudaha deegaankaasi,

Kadib ciidamada katirsan Liyuu Booliska ayaa gadhaay degmada Galaadi. Ciidamadani ayaa kala dhexgalay laba Maleeshiyo beleed oo saacadihi la soo dhaafay is hor fadhiyay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.