Cudurka Dilaaga ah ee Corornavirus ayaa laguso waramayaa in uu add ugu sii faafayo Itoobiya, sida ay shaacisay wasaarada caafimadka ee dalkaasi.

24 sac ee u dambeyay waxaa cudurka Cornavirus laga helay 1,778 qof waa sida ay hadalka u dhigeen howl wadeeenada wasaarada caafimadka u qabilsan Dowlada federalka Itoobiya.

Waxaana guud ahaanba dalka laga helay 35,836 qof oo cudurka qabo bilooyinkii u dambeyay, taas oo keentay in ay Itoobiya noqooto meesha ugu daraan Geeska Arika.

Ariintan ayaa halis weyn ku ah dalaalka deriska la ah gaar ahaan Soomaaliya anaga oo og in aysan Soomaaliya ku liidato dhanka caafimadkada iyo dowlada Soomaali aysan awood buuxda ulahayn ka hortaga cudurkani.

Waxaa kasii darab in sa ooyinkii u dambeyay Soomaaliya ay kuso bateen shacab Itoobiyan badan ah oo kuso qul qulaayay magaaloyinka ku yallo waqooyiga dalka sida Hargeysa iyo Boosaaso, taas oo keeni kaarto inuu cudurka sii xowli ah uu ku faafo.

Halgan Media.