Wararka naga soo gaaraya Gobolka Qorahay ayaa lagu soo warramayaa in xiisad dagaal ay ka taagan tahay deegaanka Baraajisaale ee gobolkaaasi siidi ay Halgan Media u xaqijiyeen dadka degaanka.

Xiisadan u dhexeyso labo Maleeshiyo Beeleed ayaa haatan ka aloolsan deegaanka Baraajisaale oo hoos timaado Kudunbuur ee gobolkaasi.

Dhaq dhaqaaqyo iska soo horjeedo ayaa haatan socdo,  waxaana dadka deegaanku ay cabsi ka muujinyaan inuu dagaal ka qaraxo halkaasi. Shalay ayey aheyd markii Maleeshiyaadka Liyuu Booliska ay Qof shacab ah Ku dileen degmada Baraajisaale, iyo sedax kale Ku dhawaacmay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.