Wararka nagaa soo gadhaay gudaha Itoobiya ayaa sheegaya inuu xiisada u dhaxeeyo Axmaarada iyo Oromada sii xogaystay kadib markii oo madaxweynaha Oromada Shimeles Abdissa eryo kuluul ka dhan ah Axmaraada ku isticmaalay khudbo oo ku Qabtay magalaada Addis Ababa

Madaxweynaha Shimeles Abdissa ayaa daraad shir jaraaid ku qabtay magalaada Addis Ababa markii ay Oromada u dabaldegayeen maalinta loo yaqaano Irrecha, asago oo sheegay inay Oromada guul u tahay ina Xafladooda ku qabtaan magalaada Fiinfine 150 sano kadib siidi oo wararka u dhigay

Aqoonyahanta iyo siyaasinta kasoo jeedo Qomiyada Axmaraada ayaa sii kuluul u cambarayay hadalka madaxweynaha Oromada iyo ku tilmaamay inuu ku xadgudbay Tariikhda Itoobiya madaam oo hadalka Madaxweynaha Oromada noqotay mid Qomiyada Axmaraada lagu jees jeso

Dhinaca kale kooxda xaqjirka ee Xisbiga OPDO ayaa maanta War saxafadeed soo saraay ayaga oo sheegaya inuu dalka Itoobiya iyo Qomiyadaha kala duwaan oo ku hoos nool Itoobiya inay mar xaalo badaan soo mareen iyo in loo dhul qaado isbeedalka siyaasadeed kasocdo dalka Lakiin kama hadlin iskabaa dhaaf inay cambarayaan hadalka uu madaxweynaha Oromada ka bixiyay khudbadiisa oo Addis Ababa ku Qabtaay

Bulshada Axmaraada ayaa kasii carooday hadalka Xisbiga OPDO, kuma tilmaamen inay Oromada iska indha tirayaan hadalka Madaxweynaha Ismaamulka Oromada Shimeles Abdissa.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.